18.3.2010

Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka 20.3 kansantanssiryhmä aloittaa toimintana

Hablo waxaan idin la socodsiinaynaa in sabtida hadu alle idmo 20.3 (galabta) aynu u lenhay tobabar amba layna baridoono ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ah wixi dheraad ah walaydla so socdsiindona insha allah.


Somalialainen kansantanssiryhmä aloittaa toimintansa. Lauantaina 20.3 aloittaa tyttöjen ryhmä.

Somaliland seura ry:n tiloissa
Nokiantie 2-4
Helsinki

Suaalahad haysatit xalkan u soo dir
Kysymyksissä ota yhteyttä
solaysolay@gmail.com


14.3.2010

Kulttuuri-ilta 17.3!



Waxaan idin la socodsiinaynaa in Arbacada 17.3 la bilaabayo "kulttuuri-ilta" galbihii wiig dhaaf saacadaha u dhaxeeya 17-20.00. Programku waa (open) maaha kulan shir. Qofkii doonayaa wuxuu inoo akhriyi karaa gabay, Qofkii doonayaa wuxuu soo bandhigi karaa Mawduuc ama reshearch, qofkii doonayaa buugaagtiisa ayuu soo qaadankaraa oo wax ku akhrisan karaa. Maalinta ugu horeysa waxaa valvoja ka ah Maxamed Axmed. Markasta qof guddida kamid ah ayaa Valvoja ka noqonaya. Dadkuna way soo jeedin karaan waxa ay doonayaan.


klo 17-20.00
Nokiantie 2-4 Somaliland seura



Näytä Somaliland Seura ry suuremmalla kartalla

Musician Against Rasicm

Solay osallistuu Musicians against Racism nuorten tapahtumaan Kulttuuriareena Gloriassa (Pieni Roobertinkatu 12) sunnuntaina 14.3 klo 18-22
Solaylla on tapahtumassa ständi, jossa pelataan samaistumislautapelia ja keskustellaan lasten oikeuksista ja niiden toteutumisesta.

Tervetuloa mukaan!
Ku soo dhawaada!






Näytä Pieni Roobertinkatu 12 suuremmalla kartalla