20.11.2010

shirweynaha 12.12.2010 (Syyskokous)

Salaan sharaf

Xubnaha sharafta mudanow waxaa la idin ogaysiinayaa in shirweynihii ugu balaadhnaa sannadku uu dhici doono axada. Kaas oo iskugu jiraa barnaamijyo kala duwan oo ay ka midyihiin dhacdooyinkii sanaadkii hore, Solay fikir ahaan iyo waxa ay u taagantahay. Dhacdada ugu muhiimsan maalintaasi waa guddida sannadka soo socota oo la dooran doono. Markaa qof wal oo xubin ka ah Solay waa in uu maalintaa ka soo xaadiro. Si uu masuuliyaadkiisa u guto oo ama u codeeyo ama loo codeeyo.Fikirkiisa mustaqbalkana u dhiibto.

Barnaamijka maalinta shirweynaha qaybta labaad ee Solay axada 2010

16.00 Furitaan 
16.05 Solay 
16.15 Dhacdooyinkii Sannadka 
16.30 Xisaab xidh
16.45 Musharaxiinta sannadka iyo hadalada kaambaynada
17.45 Gallup 
18.15 Isbarida guddiga Cusub
19.00 xidhitaan


-Hallitus

12.11.2010

Xaflada Eid Al Adha 16.11


Barnaamujka

17.00 Cabdi Aw Daahir, Wacdi diiniya
17.15 Axmedweli, Dhiirigalin
17.30 Keyse Maacaleesh Hidaha iyo dhaqanka
17.45 Ruokatauko
18.15 Majaajilo/Sketsi
18.25 Tartankii Ciida Boys vs Girls
19.00 Tauko
19.15 Group competiton
19.25 Soomaalitahan
19.35 Sifooyin

19.40 Film, grantee to amaze you
20.00 Closing the ceremony