14.3.2010

Kulttuuri-ilta 17.3!



Waxaan idin la socodsiinaynaa in Arbacada 17.3 la bilaabayo "kulttuuri-ilta" galbihii wiig dhaaf saacadaha u dhaxeeya 17-20.00. Programku waa (open) maaha kulan shir. Qofkii doonayaa wuxuu inoo akhriyi karaa gabay, Qofkii doonayaa wuxuu soo bandhigi karaa Mawduuc ama reshearch, qofkii doonayaa buugaagtiisa ayuu soo qaadankaraa oo wax ku akhrisan karaa. Maalinta ugu horeysa waxaa valvoja ka ah Maxamed Axmed. Markasta qof guddida kamid ah ayaa Valvoja ka noqonaya. Dadkuna way soo jeedin karaan waxa ay doonayaan.


klo 17-20.00
Nokiantie 2-4 Somaliland seura



Näytä Somaliland Seura ry suuremmalla kartalla

Ei kommentteja:

Lähetä kommentti