7.4.2010

OGAYSIIS!



Waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka, Salama calaykum waraxmatulaahi wabarakatu. Ku: Gudida Jaaliyada Guud ee Somaliland Ku: Gudida Dhalinyarada Jaaliyada Somaliland ee SOLAY Ku: DHamaan xubnaha Jaaliyada Somaliland Walaalayaal 18 May, maalintii Somaliland ay xornimadeeda la soo noqotay ayaa fooda inagu soo haysa. Taas oo sidii caadada inoo ahayd xaflad aynu ku soo dhawayn jirnay. Hadaba waxaan idin ogaysiinayaa xubnaha sharta mudanow, in aynu iskugu nimaadno shir wada xaajood ah. Waxa aynu ka wada xaajoonaynaa qabanqaabinta 18 may, oo dhicidoonta 15 May 2010. Hadaba shirka wada xaajoodku waxa uu dhacayaa maalinta Axada 11.04.2010 Saacada: 14.00 Goobtuna waa hoolka Jaaliyada Somaliland ee Nokiantie 2-4 krs. FADLAN WAKHTIGA HALA ILLAALIYO!!!

Ei kommentteja:

Lähetä kommentti