Barnaamijku sidan ayuu dhacayaa
15.30 Furitaan iyo wacdi
15.40 Kalmada qoraaga
-Taariikh nololeedkiisa
-Taariikhda qoraanimo
-Taariikhda qoraalka soomaaliyeed
- Buugga uu qoray dulucdiisa iyo ulajeedadiisa
- Guubaabinta
16.00 Kalmada marwada buraanburka
- Dhaqankii soomaalidii hore
- waxyaabaha buraaburka loo adeegsan jiray
- Siyaabaha wakhtigan loo isticmaalo
16.20 Suugaanyahan Cabdilaahi ilkacase
- Qeexitaanka guud ee suugaanta
- Suugaanta dadkii hore
- Soo bandhiga suugaantiisa shakhsi ahaaneed
16.40 Tauko/Break
17.00 Suugaanyahan Yuusuf
- Suugaanta dadkii dhexe
- Suugaantiisa shakhsi ahaaneed
17.20 Suugaanyahan ismaaciil
- Suugaanta casriga
- Suugaanta Suugaantiisa shakhsi ahaaneed
17.40 Su,aalo iyo tartanka soomaalitahan
18.00 Salaatul Maqrib
18.20 Tartankii Soomaalitahan ayaa sii soconaya iyo gunaanadka barnaamijka.
18.50 Xidhitaanka munaasibada
KANNELTALO
Klaneettitie 5 (Kannelmäen asema/Sitratori)
Ei kommentteja:
Lähetä kommentti