Salaan sharaf
Xubnaha sharafta mudanow waxaa la idin ogaysiinayaa in shirweynihii ugu balaadhnaa sannadku uu dhici doono axada. Kaas oo iskugu jiraa barnaamijyo kala duwan oo ay ka midyihiin dhacdooyinkii sanaadkii hore, Solay fikir ahaan iyo waxa ay u taagantahay. Dhacdada ugu muhiimsan maalintaasi waa guddida sannadka soo socota oo la dooran doono. Markaa qof wal oo xubin ka ah Solay waa in uu maalintaa ka soo xaadiro. Si uu masuuliyaadkiisa u guto oo ama u codeeyo ama loo codeeyo.Fikirkiisa mustaqbalkana u dhiibto.
Barnaamijka maalinta shirweynaha qaybta labaad ee Solay axada 2010
16.00 Furitaan
16.05 Solay
16.15 Dhacdooyinkii Sannadka
16.30 Xisaab xidh
16.45 Musharaxiinta sannadka iyo hadalada kaambaynada
17.45 Gallup
18.15 Isbarida guddiga Cusub
19.00 xidhitaan
-Hallitus
Ei kommentteja:
Lähetä kommentti