27.7.2010

Shir ay xubnaha Solay u dhanyihiin

Barnaamijka kulanka guud 1.08.2010

...
15.00 Furitaan
15.05 Waxqabadkii ururka ee sannadka intiisa hore
15.20 Shuruudaha ururka oo dib u eegis lagu sameeyo
16.20 Noloshii nabiga. Cali Asafa
16.35 Qisooyinka imaamyadii diinta fasiray. Maxamed Axmed
16.50 Su’aalo & Jawaabo

Ei kommentteja:

Lähetä kommentti